المدة الزمنية 11:5

Deg: RW Rooble oo Md Farmaajo u gacan geliyay Gedo, A.Madoobe oo ka horymid &Villa Somaliya oo..

بواسطة Warqaad TV
18 792 مشاهدة
0
319
تم نشره في 2021/06/21

Warqaad TV | Warar iyo Warbixino Sugan | - si aad uga mid noqoto Saaxiibada sida joogtada ah noogu xiran Subscribe saar - Mahadsanid WarqaadTube Warqaad Media. Warqaad.com Warqaad Wararka Caalamka Warqaad Wararka Somalia. Warqaad Warar Deg Deg ah Warqaad Farmaajo Warqaad Xogta Caalamka Warqaad Dowladda Somalia. Warqaad Ilhan Omar Warqaad Donald Trump. Warqaad Mareykanka. Warqaad TV Warqaad Somalia. Warqaad Somali News Warqaad Itoobiya. Telefishinka Warqaad. Warka Caalamka. Warar Deg Deg ah. Warqaad Tube today Warqaad Tube manta warqaad tube wararka maanta Warqaad Tube youtube wararka caalamka 2020 Wararka Caalamka 2019 Warqaad tube Turkey Wararka Shalay Warqaad Warqaad Somaliland Warqaad Tube Puntland. Warqaad tube Dagaalka Iran wararkii ugu danbeeyey news today wararkii maanta warqaad wararka bariga dhexe warqaad madaxweynaha warqaad farmaajo. Warqaad Erdogan Warqaad Muqdisho Warqaad RW Kheyre Wararka Soomaaliya Warqaad Nairobi, Kenya Warqaad Arrimaha Soomaalida #Warqaad, #WarqaadTV, #WararkiiUguDambeeyey,

الفئة

عرض المزيد

تعليقات - 32
  • @
    @quran07267منذ 3 سنوات Warqaad tv am very grateful for your good information about our country
    Mahadsanidn somali guuul i. A
    1
  • @
    @FADSOمنذ 3 سنوات Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN 3
  • @
    @sahraomar6872منذ 3 سنوات Warqaaad farmaajo naceebka aad u qabto waxba maka qadayo 3
  • @
    @najmoabdullahi7815منذ 3 سنوات Warqaad madaxweynaha farmaajo neceybka aad uqabtiin waxaan u arkaa mid qabyaalad ku saleeysan tuugo 4
  • @
    @umnalka7740منذ 3 سنوات War hadaad adigu sida warka loosheego keliya taqaanid oo aadan wax aqrinkarin hadee anagu waanu aragnaa in sucuudi Airlines ay kasoo degan hayaan wafti sucuudiyiin ah dadkana ma indho sarcaadin kartid
  • @
    @user-of2wq1io3fمنذ 3 سنوات weriye geddo soo ma aha qeyb soomaaliya ka mid ah ?maxaa keenya iyo raggey keensatey loogu hooskeenayaa
  • @
    @khalidcumar3342منذ 3 سنوات Xumoow waxaad na tustay sawir sacudiyaan kasoo dagay diyarad muqdisho markaas ayaad ka shekeyneysaa Emaratka fadlan kala baro wadamada calamka calamadooda intaad idacada shegin xumoow. Ileen ceebbloma dhinto. 3
  • @
    @mohamudhersi8850منذ 3 سنوات Xiriirka soomaaliya iyo UAE wuxuu u xumaaday ma ahan farmaajo iyo siyaasadda arrimaha dibadda. Waxay ahayd faragelinta joogtada ah ee imaaraatku ku hayeen id="hidden3" class="buttons"> dawladnimada soomaaliyeed. Wax loogu shallaayo oo soomaali u qaban jireenna maba jirin. ....وسعت
  • @
    @abdulkadiradedhussein6451منذ 3 سنوات Gedo Rooble ka hor ayey gacanta Axmed madoobe ka baxday warqaad iska hadalka dhaafa
  • @
    @user-of2wq1io3fمنذ 3 سنوات wariye warkaagu ha noqdo war cuntami kara;waxaa la hadleysaa dad;warka araxda ha jebin;joojina luqadda qabyaaladda ku saleysanw
  • @
    @ismailsheykhu7788منذ 3 سنوات Nacam khalad waa dhacaa waana lagasoo noqon karaa.Nebigernii scw xadiis uu leeyahay wuxu sheegay in yidhi idinkoo dhamaan khalad ku dhaca koonka idiinku id="hidden4" class="buttons"> wanaagsan waa kii khaladka kasoo noqda ama macnaha sidaas a into Farmaajo yidhi khalad kii dhacay ayaannu kasoo noqoneynaa tallaabo wanaagsan weeye. ....وسعت
  • @
    @abdulkadiradedhussein6451منذ 3 سنوات Warqaad waa yaab waxay dadka u sheegayaan
  • @
    @homeh3455منذ 3 سنوات Warpaad waa cadawga dalka waar joojiya beenta aad shacabka aad u sheegaysaan
  • @
    @mohamudhersi8850منذ 3 سنوات Beryo dhaweyd xoogaa dhexdhexaadnimo ayaa isku daydeen. Hadda wixiinnii xilka lahaa ayaad ku laabateen iyo propogandadii aad ka fidin jirteen madaxweynaha. id="hidden5" class="buttons"> Waxaad ku naceysaan oo kalena ma jirto aan ka aheyn naceyb qabiil. Wax isula hara. ....وسعت
  • @
    @mohamudhersi8850منذ 3 سنوات Ma is moogeysiinaysaa inay diiddan yihiin dawlad soomaaliyeed oo awood inay soomaaliya yeelato. Adinkuna taas ayaad taageeraysaan. Ma garan kartaan waxa dantiinna iyo danta carruurtiina ay ku jirto.
  • @
    @abdulkadiradedhussein6451منذ 3 سنوات Goormaa la yiri polis jubbaland warqaad iska hadalka dhaafa fédéralka ayaa kismaayo xitaa tagaya adinkana garbahaareey ayaad ka hadleysaan
  • @
    @cabdulahishekhcali7621منذ 3 سنوات Wararkaagu wuxuu xambaarsan yahay qabyaalad iyo been abuur aad weyn ee umada beenta iyo borobagaanka kadaa allena kabaq 2
  • @
    @Yedo25254منذ 3 سنوات Xubnaha baarlamanka Ee gobalka Gedo waa in uu Sayid Axmed madoobe soo magacaaba. Shaqsi uusan raali ka ahayn Sayidka waa ka xaaran in gobalka Gedo Uu xil ka qabto. 1
  • @
    @wadhatowadhato4635منذ 3 سنوات aar sade
    bilcil hoosqabaw loo banka celcaded iyo buuraha iyo guyaal gado barkin luqunta ku sudha bashaal kula dhaca dhinac
  • @
    @MohamedIbrahim-iv2uxمنذ 3 سنوات Adinka sidaas farmajo ugu heysan bey nafta idinka dheceysa Insha Allah lkn aniga waxan ku dhihi lahaa kuwa adiga kaa waaweyn ee kuu soo dirsaday inaad id="hidden8" class="buttons"> farmajo cebeysan iyagaa ku ceboobay ee cebta adeerdada iyo abtiyashada ay ku hungobeene iska yareeya cayda farmajo ....وسعت 1